kulanka finalka EFL CUP CHELSEA VS LIVERPOOL

 


 

Xogta kulanka:
kooxaha: chelsea vs liverpool
koobka: EFL CUP
wakhtiga:  7:30pm bariga africa
Garoonka: wembley stadium

kulan aad u xiiso badan oo ah finalka koobka EFL CUP ayaa wuxuu cawa ku dhexmarayaa labada kooxood ee chelsea iyo liverpool garoonka wembley.
labada kooxood ayaa waxa wata laba macalin oo  dhashay dalka Germany kuwaaso inbadan xifaaltan uu ku dhexmaray garoomada kubada cagta iyo inta badan gacanta sare uu yeesho tababare klop.

labada kooxood ayaa doonaya mid waliba inay hesho koobkeedi ugu horeeyey ee xilli ciyaareedka 


Comments