xogta kulanka:
kooxaha: Barcelona VS Athletic Bilbao
Wakhtiga: 11:00pm saacadda bariga africa
Koobka: Laligaha spain
Garoonka: Camp Nou
kulan xiiso badan oo ah koobka dalka spain ayaa waxa cawa wada ciyaaraya kooxaha Barcelona iyo athletic Bilbao.
Barcelona ayaa doonaysa inay sii wato hamigeeda boosaska sare iyadoo imminka ku jirta booska 6aad ee kala saraynta horyaalka Laligaa waxayna saddex dhibcood ka dambaysaa kooxda athletic madrid oo iyadu ku jirta kaalinta 4aad ee horyaalka , Barcelona waxay isku dhibco yihiin kooxda Villareal oo kaalinta 5aad ku jirta iyadoo farqiga goolasha kaga haysa barcelona kaalinta 5aad.
Kooxda barcelona oo suuqi bisha january laacibiin badan soo iibsatay ayaa waxay gaadhy guulo badan iyadoo ciyaarihii gu dambeeyey ku badinaysay goolal badan.
Wow keep going bro
ReplyDelete