Kulamada Sabtida ee Horyaalka Spain ee Laliga

 Horyaalka spain Real madrid ayaa 5dhibcood ku hogaaminaysa waxayna leedahay 60dhibcood iyadoo soo bandhigaysa ciyaar aad u saraysa waxayna  kooxda ay aadka u xafiiltamaan ka saraysa 15dhibcood.

 kaalinta labaad waxa ku jirta kooxda Sevilla oo leh 55dhibcood  3aad waxa ku jirta Real Betis oo leh 46  kaalinta 4aad waxa ku jirta oo farqiga goolasha ku haysa kooxda Barcelona oo baryahan dambe ciyaar wanaagsan soo bandhigaysy waxay isku dhibco yihiin Athletic Madrid.


Kulamada sabtida 

Osasuna  Vs  Villareal      4:00pm

Espanyol Vs  Getafe       6:15pm

valencia  Vs  Granada     8:30pm

Real madrid  Vs  R.Sociedad  11:00pm

Comments