Horyaalka talyaaniga sanadkan waxa ka jira tartan xoog leh iyadoo saddexda koxood ee ugu sareeya horyaalka ay kala sareyan 1dhibic oo kaliya waxa hogaanka haysa kooxda Inter milan oo leh 58dhibcood waxa ku xigta oo farqiga goolasha ku haysa kaalinta 2aad kooxda Napoli 57dhibcood waxa ku dhibcaa oo iyana leh 57dhibcood kooxda Ac milan 4aad waxa ku jirta kooxda Juventus oo leh 50dhibcood
Kulamada sabtida
Udinese Vs Sampdoria 5:00pm
Roma Vs Atalanta 8:00pm
Cagliari Vs Lazio 10:45pm
Comments
Post a Comment